Skip to content
PodSubs
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEvents
More
BlogPodCred
Menu
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEventsBlogPodCredNetworksSign in
Join nowSign in
  • Shows
  • People
  • Jobs
  • News
  • More
    • Guests
    • Events
    • Blog
    • PodCred
    • Networks
    Join nowSign in
Kabasho artwork

Podcast

Kabasho

Hamda Hussein

Health & Fitness Β· 69 episodes
  • Website
Follow

Guests who follow get this show's guest call alerts.

Subscribe+ Add a credit

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸

Listen on
  • Apple Podcasts
  • Find on Spotify

New here? Start with the trailer

HORDHAC:Season 2 Β· 2 min

EpisodesPeoplePostsSubscribe

Is this your show? Claim this page

Information

Creator
Hamda Hussein
Category
Health & Fitness
Years active
2022 to 2026
Episodes
69
Copyright
Β© 2026 Kabasho
Show website
podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho

Sign in to suggest a network

PodCred

The people behind this show

People get invited back because someone remembered they were great.

PodCred is the verified record of who made this show. A credit here means people who were there confirmed the work.

Hosts

  • H
    Hamda HusseinHostFeed-stated

Who is on this show?

Think of the guest you still think about. The producer who makes the host sound smart. The editor who saves every episode. If a name is missing here, that person is invisible everywhere.

Add a credit

Episodes

69 episodes
69 episodes
  1. Ep:17;When Healing Becomes Self-Punishment| Kolka kabashadu kadeed noqoto

    Oct 29, 202639 minAudio

    Safarka kabashadaada haka dhigin kadeed. Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  2. Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

    Jun 4, 202642 minAudio

    Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed'! Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli...

    Credit the people on this episode

  3. Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

    Apr 13, 202630 minAudio

    Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horΔ™ u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan...

    Credit the people on this episode

  4. Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada

    Apr 9, 202629 minAudio

    Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego...

    Credit the people on this episode

  5. Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

    Nov 18, 202540 minAudio

    Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  6. Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga

    Nov 9, 202532 minAudio

    Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan? Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka...

    Credit the people on this episode

  7. Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

    Nov 7, 202531 minAudio

    Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  8. Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane

    Oct 23, 202531 minAudio

    Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay? yaraantaadii haddii aad magac u heli kari...

    Credit the people on this episode

  9. Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin

    Sep 27, 202537 minAudio

    Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha? Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  10. Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow

    Sep 26, 202540 minAudio

    Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  11. Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah

    Aug 31, 202536 minAudio

    Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay, dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli...

    Credit the people on this episode

  12. Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen

    Jul 21, 202536 minAudio

    Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan? Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  13. Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada

    Jun 27, 202541 minAudio

    Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  14. Ep:4; Paranoia| Buufis

    Feb 23, 202540 minAudio

    Waligaa ma iswaydiisay 'Buufiska' ama 'Bacdu' wax ay tahay? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  15. Ep:3; Neutralising Anxious Thoughts| Badhxidda Afkaaraha Cabsida

    Feb 3, 202528 minAudio

    'Sidee ayaan u badhxi karaa dareemmadayda cabsida ku qotoma?' ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  16. Ep:2; The Power of Positive Affirmations| Awoodda Erayada Togan

    Jan 22, 202530 minAudio

    Erayadu aynu adeegsannaa saamayn maku leeyihiin caafimaadka-dhimirkeenna ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  17. Ep:1; Self-Stigma |Summad-Ceebeed

    Sep 7, 202427 minAudio

    Weli ma Iswaydiisay su'aasha ah 'maxay ayay dadku caawimo u dalban waayaan marka ay maskaxdoodu u baahato'? xilqaddan ayaynu kaga jawaabi doonnaa wax ka mid ah waxyaabaha dadka ka hor istaaga inay maskaxdooda u...

    Credit the people on this episode

  18. HORDHAC:Season 2

    Aug 22, 20242 minAudio

    Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  19. Ep:50; Dib U Milicsi |Reflecting Back

    Aug 15, 202336 minAudio

    Xilqaddan waxaynu dib ugu milicsanaynaa safarkii kabasho ee sannadka iyo badhka soo socday, waxaynu kale oo wax iska waydiinynaa muhiimadda ay leedahay 'Kabashada-Dareen' iyo calaamadaha aad ku garan kartid. Dhagaysi...

    Credit the people on this episode

  20. Ep:49; Sidkanaanta Dhaawacan |Trauma Bonding

    Jul 8, 202348 minAudio

    Weligaa ma dareentay in naftaadu jeceshahay ama ku sidkantahay cidda dhibaataysa? ma u wayday magac aad u bixiso xidhiidhka noocaas ah, xilqaddan ayaa kuu faah-faahinaysa magaca ,micnaha iyo qaabka uu u samaysmo...

    Credit the people on this episode

  21. Ep:48; Darreemmo- Ku Hafasho |Sensory Overload

    Jun 26, 202334 minAudio

    Weligaa ma dareentay inaad dareemahaaga ku hafanaysid? sidee ayaad u maaraysay dareen-ku hafashada? Xilqaddan ayaynu maaraynta dareen ku hafashada kaga hadlaynaa, dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan Ka falceli xilqaddan...

    Credit the people on this episode

  22. Episode 47: Dareen Xakamayn;Emotional Regulation

    Jun 6, 202345 minAudio

    Weli ma Iswaydiisay ama ma doontay inaad dareemahaaga xakamayso? Inaad falcelinahaaga adigu falkiso oo aanay si bila qorshe ah kaaga soo fulin? Xilqaddan ayaynu ku qaadaa-dhigaynaa qaabka ugu fudud ee aad u baran kartid...

    Credit the people on this episode

  23. Episode 46: Cuqdadda Hoosaynta Q:2aad;Inferiority Complex| Kabasho|

    May 25, 202338 minAudio

    Waa Qaybtii 2aad ee Cuqdadda Hoosaynta. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  24. Ep:45; Cuqdadda Hoosaynta |Inferior Complex

    May 4, 202337 minAudio

    Cuqadadda Hoosayntu 'Inferiority Complex' waa maxay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  25. Ep:44; Darroor Dareemeed |Emotional Leakage

    Mar 1, 202331 minAudio

    Bani'aadamku ma darroori karaa dareen ahaan? Xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashan. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka...

    Credit the people on this episode

  26. Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt

    Feb 20, 202338 minAudio

    Weli awoodahaaga qofeed, wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Dhagaysi iyo dhaqan...

    Credit the people on this episode

  27. Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living

    Feb 15, 202329 minAudio

    Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha', ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin...

    Credit the people on this episode

  28. Ep:41; Dad-Raalli Gelin |People Pleasing

    Jan 23, 202344 minAudio

    Weli ma Is waydiisay dhaqanka dad iska gadista/dhaadhicintu meesha uu kasoo raaco dadka, sifaha ay yeeshaan dadka lihi iyo sida loge gudbi karo? Xilqaddan ayaad ku baranaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi Iyo Dhaqan Gelin...

    Credit the people on this episode

  29. Ep:40; Naf-Saamixid |Self-forgiveness

    Jan 7, 202333 minAudio

    Weligaa ma doontay inaad naftaada saamaxdid? ma iswaydiisay halkee ayaan ka bilaabaa? xilqaddani waxay kaaga jawaabaysaa su'aalo laga yaabo inaad jawaab u la'ayd. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice...

    Credit the people on this episode

  30. Ep:39; Dhiig-bax Dareen |Emotional Bleeding

    Dec 27, 202233 minAudio

    Weligaa ma maqashay qofbaa dareen ahaan u dhiig-baxay? xilqaddan ayaynu isku waydiinayaa waxa uu yahay dhiig-baxa dareen. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  31. Ep:38; Cabsida Geerida |Thanatophobia

    Dec 22, 202241 minAudio

    Sidee ayaan uga bixi karaa cabsida daran ee geerida ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli...

    Credit the people on this episode

  32. Ep:37; La dhaqmidda hubanti la'aanta |Dealing With Uncertainty

    Dec 9, 202231 minAudio

    Tabo iyo xeelado kaa caawin kara la dhaqanka hubanti la'aanta ayaad xilqaddan ka faa'iidaysaa bi'dniLaah. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka...

    Credit the people on this episode

  33. Ep:36; Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts

    Nov 12, 202236 minAudio

    Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  34. Ep:35; Ka kabashada Dhibta Waalidka Is-xambaarsanaha Ah | Healing from Parental Narcissistic Abuse

    Nov 4, 202240 minAudio

    Waalidkaygu haddii uu Is-xambaarsane yahay maxaan ka yeelaa? Su'aashan ayaynu xilqaddan kaga jawaabaynaa. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka...

    Credit the people on this episode

  35. Ep:34; Ka kabashada Dhibta Is-xambaarsanaha | Healing from Narcissistic Abuse

    Oct 29, 202243 minAudio

    Tallaabooyinka ka kabashada dhibta Is-xambaarsanaha ayaynu xilqaddan ku qaadaa-dhigaynaa. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka...

    Credit the people on this episode

  36. Ep:33; Is-xambaarsanaanta Iyo Waalidnimada | ;Parental Narcissism

    Oct 22, 202229 minAudio

    Waalidku Isxambaarsane ma noqon karaa ayaynu kaga jawaabaynaa Xilqaddan. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  37. Ep:32; Xeeladaha Is-xambaarsanaha |Narcissistic Tactics

    Oct 14, 202237 minAudio

    Wax ka baro xeeladaha dadka Is-xambaarsanaayaasha ah. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  38. Ep:31; Narcissism In relationships |Is-xambaarsanaanta Iyo Xidhiidhada |

    Oct 14, 202217 minAudio

    Sidee ayay u dhaqmaan is-xambaarsanayaashu xilliyada ay xidhiidhada ku jiraan? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi Wanaagsan. --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  39. Ep:30; Is-xambaarsanaan |Narcissism

    Sep 24, 202232 minAudio

    Weli ma iswaydiisay Is-xambaarsanaanta |Narcissism-ku waxa uu yahay? xilqaddan ayaynu kaga jawaabaynaa su'aashaas misana ku baranaynaa shakhsiyidda noocaas ah calaamadaheeda iyo waxa sameeya dhaqankeeda. Dhagaysi...

    Credit the people on this episode

  40. Ep:29; Dareen-Habaabin |Emotional Manipulation

    Aug 27, 202237 minAudio

    Weli dareenkaaga mala habaabiyay? Maxay ayaad dareentay? maxaa lagu gartaa qofka dareenka habaabinaya? xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aalahan iyo kuwo kale. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  41. Ep:28; Xuduudaha Goobta Shaqada |Setting Boundaries At Work

    Aug 19, 202234 minAudio

    Sideen u samaystaa Xuduudo -Shaqeed ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊

    Credit the people on this episode

  42. Ep:27; Xuduudo Dareemeed |Emotional Boundaries

    Aug 7, 202229 minAudio

    Weli ma is waydiisay waxaad mar walba u niyad jabsantahay, uga daallantahay gudaha,u dareensantahay in aan lagu qiimaynayn? malaga yaabaa inaanad xuduudo dareemeed lahayn? Dhagaysi iyo Dhaqan-gelin wanaagsan 🌸 --- Send...

    Credit the people on this episode

  43. Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries

    Jul 29, 202234 minAudio

    Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli...

    Credit the people on this episode

  44. Ep:25; Dhalanteedka Dhamaystiranka (Q:2aad)|Perfectionism

    Jul 22, 202222 minAudio

    Xilqaddan waxaynu kaga hadlaynaa siyayaabaha loo yarayn karo ama looga guulaysan karo Dhalanteedka-Dhammasytiranka. Dhagaysi iyo Dhaqan gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  45. Ep:24; Dhalanteedka Dhamaystiranka|Perfectionism

    Jul 15, 202238 minAudio

    'Waa maxay Dhalanteedka Dhammaystiranku'? Su'aashan ayaynu kaga jawaabaynaa xilqaddan. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸 --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka...

    Credit the people on this episode

  46. Ep:23; Bahdilaad|Bullying

    Jul 1, 202239 minAudio

    Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynaa 'bahdilaadda', noocyadeeda iyo wajiyada kala duwan ee ay u dhacdo. Dhagaysi wanaagsan. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka...

    Credit the people on this episode

  47. Ep:22; Dareemada Ceebta |Feelings of Shame

    Jun 24, 202233 minAudio

    Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa sida loola dhaqmo dareemada ceebta iyo dhaqamada ka dhasha labadaba. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan.🌸 --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  48. Ep:21; Baqdinta dad dhexgalka |Social Anxiety

    Jun 17, 202237 minAudio

    Weligaa ma dareentay in baqdin\cabsi ba'ani ku hadhayso marka aad is tiraahdo dadka dhexgal, madal tag ama meel lagaaga yeedho ay dadku ku badanyihiin? xilqaddan waxaad ku fahmaysaa meesha cabsidaasi kasoo unkamayso iyo...

    Credit the people on this episode

  49. Ep:20; Urugada Geerida Dabadeed |Grief after Death

    Jun 12, 202245 minAudio

    Sidee ayaan u urugoodaa kadib marka qof aan jeclahay i cidleeyo, sideense u kala gartaa dareemada caafimaadka qaba iyo kuwa aan caafimaadka qabin ee ila hadhaya? Su'aalahan ayaan kaga jawaabayaa xilqaddan. dhagaysi iyo...

    Credit the people on this episode

  50. Ep:19; Urugo|Grief

    Jun 3, 202235 minAudio

    Xilqaddan waxaynu isla qaadaa-dhigaynayaa dareenka 'urugada' saamayntiisa iyo sida loola dhaqmo. Dhagaysi wanaagsan ✨ --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli...

    Credit the people on this episode

  51. Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing

    May 21, 202236 minAudio

    Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan πŸ™Œ --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  52. Ep:17; Tabnaanshiyaha Jidheed|Body Dysmorphic Disorder (BDD)

    May 13, 202234 minAudio

    Xilqaddan waxaynu ku lafa guraynaa waxaynu u bixinay 'tabnaanshiyaha jidheed' waxa uu yahay,sida uu u abuurmo iyo sida looga bixi karo. --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  53. Ep:16; Depressionka Dhalmada Dabadeed|Postpartum Depression

    Apr 16, 202238 minAudio

    Xilqaddan waxaynu isku waydiinaynaa urugada hooyada soo foodsaarta kadib markay ilmaha dhasho, waa maxay calaamadaha lagu gartaa? sideese loola dhaqmaa? --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  54. Ep:15; Kalsoonida Nafta|Self-Confidence

    Apr 8, 202232 minAudio

    xilqaddan kalsoonida waxaynu ku qeexnay sidan; waa karti iyo dareen gudeed oo ruuxu kashiisa ku beero taasi oo ku hagta in uu aamino ama ku tiirsado awoodihiisa qofeed. --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

  55. Ep:14; Awoodda Siidaynta|The Power of Letting Go.

    Apr 1, 202239 minAudio

    Xilqaddan waxaynu kaga jawaabaynaa su'aasha ah 'Awood intee le'eg ayaynu u leenahay inaynu siidayno dareemada aynaan jeclayn si aynu qayb uga noqonno kabashadeenna'?. --- Send in a voice message:...

    Credit the people on this episode

Show moreShowing 55 of 69

Posts

No posts yet. Posts Kabasho shares on PodSubs, and what it publishes on Substack, YouTube and its own site, will show here.

Be the first to rate this show

Subscribe

Be on the front line of the show

Everything Kabasho sends its own people, first. Resources, announcements, behind the scenes, events, and giveaways, straight from the host. No account needed.

  • The resources the host shares with subscribers
  • Announcements before anyone else hears
  • Behind the scenes from the team
  • Events, invitations, and giveaways
  • Only what the host sends, nothing else
How often

Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.

Report this show

Similar shows

  • Strictly Anonymous Confessions artwork

    Strictly Anonymous Confessions

    Also in Health & Fitness

    1,635 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • HealthyGamerGG artwork

    HealthyGamerGG

    Also in Health & Fitness

    626 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • Calming Anxiety | Guided Meditation, Sleep Hypnosis & Panic Attack Relief artwork

    Calming Anxiety | Guided Meditation, Sleep Hypnosis & Panic Attack Relief

    Also in Health & Fitness

    1,000 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • Meditation for Women artwork

    Meditation for Women

    Also in Health & Fitness

    2,513 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • AuDHD Flourishing artwork

    AuDHD Flourishing

    Also in Health & Fitness

    200 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • Everyday Wellness: Midlife Hormones, Menopause, and Science for Women 35+ artwork

    Everyday Wellness: Midlife Hormones, Menopause, and Science for Women 35+

    Also in Health & Fitness

    803 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • Walking is Fitness artwork

    Walking is Fitness

    Also in Health & Fitness

    1,892 episodes

    Updated Nov 21, 2026

  • Oh, My Health...There Is Hope! artwork

    Oh, My Health...There Is Hope!

    Also in Health & Fitness

    300 episodes

    Updated Nov 21, 2026