
Ep:43; Naf Ka Shakiyid |Self-Doubt
Weli awoodahaaga qofeed, wax qabadkaaga iyo ahaanshiyahaaga maka shakiday? ma iswaydiisay weli waxaad isaga shakido? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa shakiga, waxa keena iyo sida looga bixi karo. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.
