
Ep:42; Qunyar Noolaanshiyo |Slow Living
Weli ma maqashay mabda'a 'Qunyar Noolaanshiyaha', ma noolaan kartaa qunyar iyada oo aanay jirin wax ku dedejinayaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa waxa uu yahay Qunyar-Noolaanshiyuhu. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.

