
Ep:26; Xuduudo Samaysi |Setting Boundaries
Waa maxay samaysiga xuduudaha-qofeed? maxaynu se ugu baahannahay ayaynu xilqaddan isku waydiinaynaa. Dhagaysi wanaagsan ๐ธ --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan ๐
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.
