
Ep:18; Ogaal-Neefsasho|Mindful Breathing
Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan π --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan π
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.
