Skip to content
PodSubs
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEvents
More
BlogPodCred
Menu
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEventsBlogPodCredNetworksSign in
Join nowSign in
  • Shows
  • People
  • Jobs
  • News
  • More
    • Guests
    • Events
    • Blog
    • PodCred
    • Networks
    Join nowSign in
S

Somali Public AgendaUnclaimed

Host of Maamul Wanaag.

1PodCred credit

1 Feed-stated

Counts Verified and Feed-stated credits: what a show's own feed states, or a confirmation backs. See the record

  • Host

Claim this profile+ Add a creditIs this you? Claiming needs a free account. You sign in or join, then come straight back here.

This is not me · Request removal

+ FollowConnectMessage

This profile is unclaimed. PodSubs built it from public show feeds and credits. The person it is about has not reviewed it yet.

About this profile

Profile
Unclaimed
Shows now
1

PodCred record

PodCred is the verified record of where Somali has worked and appeared. These credits come from the shows' own feeds and wait for people who were there to confirm them.

Worked with Somali on a show? This is where you give them credit.

+ Add a credit

Shows they work on now

1 show

  • Maamul Wanaag
    Host Feed-stated

Is an appearance missing?

People get invited back because someone remembered they were great. If you heard this person on a show and it is not listed here, add it. Your memory might be the reason they get their next invitation.

No account needed. Anyone can give a credit.

Add an appearanceHow PodCred works

Experience, education, skills, and recommendations start empty. They fill in when Somali claims this profile.

Recommendations

ReceivedGiven

No recommendations for Somali yet.

Recommendations open once Somali claims the profile.

Posts

No posts yet. Posts Somali shares on PodSubs, and what Somali publishes on Substack, YouTube and elsewhere, will show here.

Recent episodes

From the shows they work on now

10 episodes
  • Xiriirka Muwaadiniinta iyo Dowladaha Hoose

    Maamul Wanaag

    Oct 28, 202634 minAudio

    Nidaamka federaalka Soomaaliya weli si buuxda uma keenin daadejin awoodeed, ka qayb-gal muwaaddin oo macno leh iyo isla xisaabtan heerarka kala duwan ee dowladda. Dawladaha hoose ayaa ah heerka dowladda ee ugu dhow...

  • Dowlad-dhiska, Nabadda iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya: Caqabadaha iyo Fursadaha

    Maamul Wanaag

    Oct 15, 202650 minAudio

    Tan iyo burburkii dowladdii dhexe, Soomaaliya waxay la daalaa dhacaysay dagaallo sokeeye oo wejiyo kala duwan leh. Kaddib dadaallo badan oo dib-u-heshiisiin ah, waxaa Jamhuuriyadda Saddexaad lagu dhisay shirkii nabadda...

  • Dowlad-dhiska, Nidaamka Federaalka iyo Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Puntland

    Maamul Wanaag

    Oct 1, 202653 minAudio

    Geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya ayaa afartii sanaba mar gala marxalad doorasho oo xasaasi ah, taas oo u baahan in si miir-qab iyo masuuliyad leh loo maareeyo. Puntland, oo ah dowlad-goboleedkii ugu horreeyay ee...

  • Sida Baarlamaanku u Shaqeeyo & Sida Doorashadu u Soo Saari Karto Xildhibaanno Tayo Leh

    Maamul Wanaag

    Sep 20, 20261 hr 11 minAudio

    Waxaa socda dadaallo looga heshiinayo nooca doorasho ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ee xiga. Waxaa jira saluug ah in doorashooyinkii dadbanaa ee hore aanay soo saarin xildhibaanno leh tayadii laga filayay....

  • Gorfeyn: Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee 2026

    Maamul Wanaag

    Sep 14, 202634 minAudio

    Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee 2026, oo uu Baarlamaanka Federaalka ansixiyay dhammaadkii 2025, ayaa gaareysa $1.39 bilyan. Inkastoo hiigsigu weli yahay “ku tiirsanaanta awooddeena dakhli”, 65%...

  • Nooca Doorasho ee Golaha Midnimada, Doodaha Dhinacyada & Doorka Beesha Caalamka

    Maamul Wanaag

    Aug 5, 20261 hr 7 minAudio

    Bishii Luulyo, waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ka dhacay dhowr wareeg oo wada-hadallo heer farsamo ah oo ku saabsanaa arrimaha doorashooyinka. Beesha caalamka ayaa ku lahayd door dhexdhexaadin. Dowladda...

  • Doorasho Noocee Ah Ayaa Ku Habboon Soomaaliya Wakhtigan?

    Maamul Wanaag

    Jul 19, 20261 hr 7 minAudio

    Waxaa Muqdisho ka socda shirar dhexdhexaadin ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka federaalka Soomaaliya. Shirarradan, oo ay dhexdhexaadinayaan Turkiga, Mareykanka, Boqortooyada Midowday (UK), Midowga Yurub, iyo...

  • Nooca Doorashada ee Nabad & Nolol iyo Wada-xaajoodyada Doorashooyinka Soomaaliya

    Maamul Wanaag

    Jul 16, 202657 minAudio

    Bishan Luulyo, waxaa mar kale Muqdisho ka bilowday shirar heer farsamo ah oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Shirarkan waxaa garwadeen iyo dhexdhexaadiyeyaal ka ah beesha caalamka, gaar ahaan Turkiga, Mareykanka,...

  • Qiimeyn: 66 Sano Kadib Xorriyadda – Halkee Maraysaa Dowladnimada Soomaaliya?

    Maamul Wanaag

    Jul 5, 20261 hr 37 minAudio

    Soomaaliya waxa ay u dabaaldegtay 66 sano-guuradii ka soo wareegtay markii ay xorriyadda ka qaadatay gumaystayaashii reer Yurub, isla markaana la aasaasay Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed ee ugu horreysay. Sagaal sano kadib,...

  • Wadahadallada Dowladda iyo Mucaaradka: Maxaa Ka Soo Bixi Kara?

    Maamul Wanaag

    Jun 18, 202650 minAudio

    Soomaaliya waxa ay ku jirtaa marxalad siyaasadeed oo adag. Muddadii afarta sano ahayd ee dowladda federaalka waxa ay ku ekayd 15-kii May 2026, balse ka hor inta aanu waqtigu dhammaan ayaa wax-ka-beddel lagu sameeyay...

Showing 5 of 10
Report this profile