Somali Public AgendaUnclaimed
Host of Adeeg Wanaag.
0 connections0 followers
Host, Adeeg Wanaag
PodCred is the public record of the podcast work people have done. Your PodCred number is the count of episodes you hosted, guested on, or worked on. Each episode counts once.
Verified credits and credits the show itself names count. Inferred credits do not.
Episodes hosted, guested on, or worked on. Each counts once.
Counts Verified and Feed-stated credits. Inferred ones are listed apart and never counted. See the breakdown
- Host
Claim this profile Add a creditIs this you? Claiming needs a free account. You sign in or join, then come straight back here.
This profile is unclaimed. PodSubs built it from public show feeds and credits. The person it is about has not reviewed it yet.
About
Somali hosts Adeeg Wanaag.
Written by PodSubs from Somali Public Agenda's credits.
PodCred record
PodCred is the verified record of where Somali Public Agenda has worked and appeared. These credits come from the shows' own feeds and wait for people who were there to confirm them.
Worked with Somali Public Agenda on a show? This is where you give them credit.
Shows they work on now
1 show
Is an appearance missing?
People get invited back because someone remembered they were great. If you heard this person on a show and it is not listed here, add it. Your memory might be the reason they get their next invitation.
No account needed. Anyone can give a credit.
Experience, education, skills, and recommendations start empty. They fill in when Somali Public Agenda claims this profile.
Recommendations
No recommendations for Somali Public Agenda yet.
Recommendations open once Somali Public Agenda claims the profile.
Recent episodes
From the shows they work on now
Sidee u Shaqeyn Doontaa Xarunta Adeegga Mideysan ee Halmeel?
Golaha wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii 4-aad ee sannadkan 2026 meel-mariyey dhismaha Xarunta Adeegga Mideysan ee “Halmeel”, oo hoos-tagi doonta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Hay’adda Halmeel ayaa...
Saameynta El Niño ku yeelan karto Soomaaliya iyo sida looga gaashaaman karo
Muddooyinkii u dambeeyay, Soomaaliya waxaa si isdaba joog ah u saameynayay daadad iyo abaaro soo noqnoqday. Xilliga Deyrta ee sannadkan 2026-ka, waxaa la filayaa roobab mahiigaan ah oo sababi kara daadad xad-dhaaf ah,...
Saameynta Caafimaad ee Ka Dhalata Isticmaalka Dawooyinka Midabka Doorriya
Daraasado laga sameeyey Soomaaliya iyo waayo-aragnimo nololeed ayaa lagu ogaaday in dumarka Soomaaliyeed ay dhibaatooyin badan kala kulmaan isticmaalka kareemada la isku caddeeyo. Waxyeellooyinka ka dhasha isticmaalka...
Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka
Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay’adaha waxbarashada ee dowladda. Tirada jaamacadaha...
Reer Miyiga Sidee Ayay U Maareeyaan Abaaraha?
Dhammaadka sanadkii hore, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad abaareed in uu dalku galay, kadib markii ay baaqdeen roobabkii deyrta, iyo xilliga kuleylaha jiilaalka ee ka dambeeyay. In ka badan 5...
Sidee u shaqeeyaa adeegga lacag-bixinta degdegga ah?
Inkastoo ay Soomaaliya horumar ka sameysay adeegga bangiyada iyo shirkadaha kale ee ka shaqeeya arrimaha lacagaha, haddana dadweynaha iyo ganacsatada waxa ay culeys ku qabeen in lacagaha la isaga kala diri karin...
Sidee Loo Kordhin Karaa Dakhliga Canshuuraha ee Dowladda Hoose ee Degmada Cadaado?
Degmada Cadaado waxa ay ka mid tahay degmooyinkii ugu horreeyay ee Dowlad-goboleedka Galmudug oo maamul iyo hay’ado shaqeeya yeesha. Dowaldda hoose ee degmadu waxa ay qaaddaa canshuur kala duwan, si ay adeegyo kala...
Sidee Hay’adda Dhowrista Xogta ugu Adeegtaa Muwaaddiniinta Soomaaliyeed?
Xogaha kala duwan ee muwaadiininta ku saabsan waxaa gacanta ku haya hay’ado kala duwan, kuwaas oo dowli ah ama aan dowli aheyn. Waxaa lagama maarmaan ah in xogahaasi aan loo adeegsan si ka baxsan inta sharcigu oggol...
Af Soomaaliyeynta Erayada Loo Adeegsado Garaad-Gacmeedka (AI)
Adeegsiga Artificial Intelligence ama Garaad Gacmeedka ayaa dunida aad ugu baahay sanadihii ugu dambeeyay. Soomaaliya, Garaad Gacmeedka waxaa loo aadgsadaa qeybo kala duwan. Sidaas oo ay tahay, ereyada Af Soomaaliga ah...
Muxuu ka Shaqeyn Doonaa Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka?
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan ansixiyey Guddiga Tacliinta Sare ee dalka, kaas oo ka shaqeyn doona hagidda iyo horumarinta hey’adaha tacliinta sare ee dalka. Qeybtan 40-aad ee Adeeg...

