
Ep:3;Aq-balaad|Acceptance
‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’ waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’ ama ‘resistance’, aqbalaaddu waa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo jirridooda oo aanad kala hortagin iska caabbin iyo dafiraad midna. --- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/message Ka falceli xilqaddan 😊
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.
