Skip to content
PodSubs
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEvents
More
BlogPodCred
Menu
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEventsBlogPodCredNetworksSign in
Join nowSign in
  • Shows
  • People
  • Jobs
  • News
  • More
    • Guests
    • Events
    • Blog
    • PodCred
    • Networks
    Join nowSign in

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show artwork

Fahamka Caalamka: Shiinaha, Ruushka & Isbeddelka Dunida โ€” Awoodaha Hagaya Mustaqbalka Adduunka

Jan 12, 20262 hr 12 minAudioSeason 1, Episode 2
ShareXLinkedInFacebookWhatsAppEmail

๐…๐š๐ก๐š๐ฆ๐ค๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š - ๐†๐ž๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐ฌ & ๐—๐š๐๐š๐š๐ซ๐š๐ ๐š๐ก๐š๐š๐งTaarikhda iyo xadaaradda Shiinaha si koobanSidee Shiinuhu uga soo baxay qarnigii dulaysiga una noqday awoodda labaad ee dunida? Waa maxay falsafadda ku qotonta xadaaradda Shiinaha? Doorka uu Shiinuhu ku leeyahay juquraafiga siyaasadeed ee dunida maanta๐…๐š๐ก๐ฆ๐ข๐๐๐š ๐†๐ž๐จ๐ฉ๐จ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐œ๐ฌ: ๐‘๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐ค๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐๐ค๐šTaarikhda Ruushka si koobanMaxaa Ruushka mar walba kahor keena Reer Galbeedka? Maxaa sababay dagaalka Ruushka & Ukraine? Xidhiidhka Shiinaha iyo Ruushka. Sidee Putin u fekeraa? ๐ˆ๐ฌ๐›๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ง๐ข๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š Dunidu maanta halkee ku socotaa? Sidee ayay isbadalka dunidu inoogu saameysay doontaa? Arrinta Somaliland iyo ictiraafka Netanyahu: maxaa sababay, ujeeddadiisuna maxay tahay? Abraham Accords - maxaan ka naqaan? Somaliland ma heli doontaa ictiraaf caalami ah? Maxay Imaaraadku Qeyb ugu yihiin xasad walbo oo Gobalka ka taagan? Isbarbardhigga maamuladii kala duwanaa ee SoomaaliyaMaxaa ka dhexeeya Soomaalida iyo Yemen ee dagaalladu u wada saameeyaan? Mustaqbalka Soomaaliya 10-ka sano ee soo socda๐†๐ฎ๐ง๐š๐š๐ง๐š๐:Maxaa la gudboon jiilka maanta jooga dunidan isbeddelaysa?

Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.

Hosts and Guests

Nobody is credited on this episode yet.

Credit the people on this episode

Be the first to rate this episode

More episodes

All episodes
  1. 30 Sano Kaddib Ayay Dib Isu Heleen! Jacayl, Xusuus iyo Waayihii Fanka | Abdiaziiz Iskalaaji

    Nov 5, 20262 hr 45 minAudio

    30 Sano Kaddib Ayay Dib Isu Heleen! Jacayl, Xusuus iyo Waayihii Fanka | Abdiaziiz Iskalaaji

    Credit the people on this episode

  2. Yaa Jebiyay Wacadkii? Yurub Geenyo oo Qisadeeda Ka Warramaysa!

    Nov 1, 20262 hr 33 minAudio

    Yaa Jebiyay Wacadkii? Yurub Geenyo oo Qisadeeda Ka Warramaysa!

    Credit the people on this episode

  3. NAXARIISTA ALLE SWT: Sheikh Yahya Al-Raaby

    Sep 25, 20262 hr 46 minAudio

    NAXARIISTA ALLE SWT JANNADA IYO NIMCOOYINKA UU ALLE U DIYAARIYEY AHLUL-JANNAHA TOWBADDA: HOW TO RETURN TO ALLAH SWT

    Credit the people on this episode

  4. Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

    Sep 14, 20261 hr 54 minAudio

    Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

    Credit the people on this episode

  5. Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

    Sep 9, 20262 hr 22 minAudio

    Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

    Credit the people on this episode