
Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed
Sirta Ganacsiga, Maamulka& Maaliyadda(Cashar Maaliyadeed) ~Muniir Ahmed Martida barnaamijka waa "Muniir Sheikh Ahmed" - Maamulaha guud ee BBS Mall, agaasimihii hore ee National Bank of Kenya, iyo khabiir ka soo shaqeeyay bangiyo iyo shirkado caalami ah sida Standard Chartered Bank, PwC, iyo xarumo dhaqaale oo ku kala yaal London, Johannesburg, iyo Nairobi. Mowduuca barnaamijka:Maamulka & Maaliyadda. Muniir waxaa uu ila wadaagay 27 sano oo khibrad ah gaar ahaan adduunka maaliyadda iyo maamulka. Waxaanu diiradda saarnay "7" qeybood oo qoto dheer:Qeybta 1: Safarka Nololeed & Hoggaaminta Qeybta 2: Hoggaaminta Casriga ah & Maamulka. Qeybta 3: Teknoolojiyada & Hal-abuurka Qeybta 4: Waayo-aragnimo & Casharro Nololeed Qeybta 5: Go’aan-qaadasho, Koox-dhisid & Anshax Qeybta 6: Geeska Afrika & Mustaqbalka Dhaqaalaha Qeybta 7: Talo & Dhiirrigelin
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.
