Skip to content
PodSubs
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEvents
More
BlogPodCred
Menu
ShowsPeopleGuestsJobsNewsEventsBlogPodCredNetworksSign in
Join nowSign in
  • Shows
  • People
  • Jobs
  • News
  • More
    • Guests
    • Events
    • Blog
    • PodCred
    • Networks
    Join nowSign in

Abdijaliil Show

Abdijaliil Show artwork

Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant.

Jan 16, 20262 minAudioSeason 1, Episode 6
ShareXLinkedInFacebookWhatsAppEmail

Libaan Tahliil Aas-Aasaha Sabiib Somali Restaurant. Liibaan waa ganacsade aan jaamacad dhigan, balse 20 sano ku soo jiray ganacsiyo kala duwan - laga bilaabo iibinta taleefannada gacanta ilaa uu maanta noqday mid ka mid ah aas-aasayaasha maqaayadda caanka ah ee Sabiib. Sheekada dhabta ah ee nolosha Liibaan - laga bilaabo dhalinyaranimadiisii ilaa heerka ganacsiga uu maanta joogo.~ Casharro ku saabsan sida ganacsi loo bilaabo adigoon haysan Shahaado jaamacad ama maalgelin weyn.~ Sida uu u dhisay kalsooni, shaqaale wanaagsan iyo adeeg tayo sare leh.~ Caqabadihii iyo guulihii uu la kulmay intii uu dhisayay Sabiib.~ Qibradiisa iibinta (salesperson experience) iyo sirta ah sida wax loo iibiyo. Liibaan wuxuu yiri:“Markii aan bilaabay Sabiib, ma ahayn oo keliya maqaayad - waxay ahayd halgan aan doonayay inuu noqdo dhaxal ay Soomaalidu ku faanto.”Podcast-kan waa mid ka duwan dhammaan kuwii hore:Waa sheeko ku saabsan sabrid, halgan, iyo guul dhab ah.

Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.

Hosts and Guests

Nobody is credited on this episode yet.

Credit the people on this episode

Be the first to rate this episode

More episodes

All episodes
  1. 30 Sano Kaddib Ayay Dib Isu Heleen! Jacayl, Xusuus iyo Waayihii Fanka | Abdiaziiz Iskalaaji

    Nov 5, 20262 hr 45 minAudio

    30 Sano Kaddib Ayay Dib Isu Heleen! Jacayl, Xusuus iyo Waayihii Fanka | Abdiaziiz Iskalaaji

    Credit the people on this episode

  2. Yaa Jebiyay Wacadkii? Yurub Geenyo oo Qisadeeda Ka Warramaysa!

    Nov 1, 20262 hr 33 minAudio

    Yaa Jebiyay Wacadkii? Yurub Geenyo oo Qisadeeda Ka Warramaysa!

    Credit the people on this episode

  3. NAXARIISTA ALLE SWT: Sheikh Yahya Al-Raaby

    Sep 25, 20262 hr 46 minAudio

    NAXARIISTA ALLE SWT JANNADA IYO NIMCOOYINKA UU ALLE U DIYAARIYEY AHLUL-JANNAHA TOWBADDA: HOW TO RETURN TO ALLAH SWT

    Credit the people on this episode

  4. Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

    Sep 14, 20261 hr 54 minAudio

    Shaqaale Warehouse ilaa Shirkad $1 TRILLION ah, Sidee Ayuu Mohamed Jihada Noloshiisa U Beddelay?

    Credit the people on this episode

  5. Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

    Sep 9, 20262 hr 22 minAudio

    Kheyraadka Dalkena Gacantena Kuma Jiro" Sababta Somaliya u Sabool Tahay,Adigana Shaqo La'aan u Tahay

    Credit the people on this episode