
Abwaan Shube|42 Sano Guur & Jacayl Dhab ah, Dagaalkii 77 & Dhaxalkii Suugaanta Soomaaliyeed.
Laba Saac oo Taariikh, suugaan, jacayl iyo waddaniyad ayaan idiin kaga hayaa Suugaanyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed, Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube. Barnaamijkan waxaad kaga bogan Doontaan:-Riwaayadihii waaweynaa ee Kooxdii Horseed- Qalanjo Qeybsami Weyday (1979)- If iyo Aakhiro- Saameyntii Dagaalkii 77-kii & sheekooyinkii isaga iyo Cali Samatar dhexmaray Heesaha hirgalay ee Abwaan Shube Maansooyin xul ah oo la xidhiidha dowladnimada iyo Dal Jaceylka Qisooyin Jacayl oo dhab ah- Guurkii Abwaan Shube & Marwadiisa Muxibo Cismaan.- Sida jacaylkoodu u bilowday 1983. 42 Sano kaddib Maxay tahay tallada uu siinaayo dhalinyarada iyo lammaanaha cusub?- Heesaha iyo Maansooyinkii uu u tiriyay xaaskiisa Fikir & Falsafad Nololeed- Sidee ayuu suugaan u curiyaa?- Goormay noloshu ku adkaatay?
Audio and video play straight from the show's own hosting. PodSubs stores and serves no media.
